Guddoomiye Maxamed Mursal oo maanta la caleema saarayo

Date:

Muqdisho(SONNA)ย Munaasabadda caleema saarka gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maant ka dhaceeysa magaalada Muqdisho, iyadoo haatan ay socoto qaban qaabada ku aadan xafladdaasi.

Waxaa lafilayaa in ay ka qeybgalaan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya, wafuud caalami ah iyo xubno ka tirsan Golayaasha kala duwan ee dowladda.

Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa la doortay 30-kii Bishii lasoo dhaafay ee Apriil,i yadoo ay horyaalaan howllo muhiim uh horumarinta hanaanka dowladnimo ee dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan degmada Xuddur

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi Dhinaca Difaaca Ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...