Marocco oo calaaqaadka u jartay Iran

Date:

Dawladda Maroco ayaa xiriirka u jartay Iran, ka dib markii ay ku eedaysay inay dhaqaale iyo hubsiisay Maleeshiyada Bolisariyo oo dawladda Maroco ka soo horjeeda.

Wasiirka arrimaha dibadda Maroco Nasir Bourita, ayaa sheegay in Iran oo soo maraysa safaaradeeda Aljeeriya iyo ururka Xisbiullah ay taageero siisay Jabhadda Bolisaariyo oo u dhaqdhaqaaqda gooni ugoosad.

Waxa uu intaa ku daray inay xirayaan safaaradda ay ku leeyihiin Tehraan, safiirka iyo diblomaasiyiinta kalena ay ku soo laaban doonan caasimadda Maroco ee Rabat.

Xigasho: Aljazeera Arabic

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...

Wasiirka Kalluumeysiga oo Qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Masar ee Arrimaha Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Hoggaamiyaha Koongur Galbeed oo Daah furay Imtixaanaadka Dugsiga Dhexe ee Degaannada KGS

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...