WARARKA MAANTA Dowladda Federaalka Soomaaliya oo go’aan ka soo saartay SKA By admin - April 25, 2018 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaritaan ku sameysay heshiis la sheegay in lala galay shirkadda SKA, waxa ayna caddeyneysa dowladdu in heshiiskaas uusan waafaqsaneyn habraaca sharciga ah iibka Qaranka.