Ciidanka Asluubta Soomaliyeed oo Soo bandhigey dhoola tus ay ku soo dhaweynayaan sanad guurada aas-aska ciidanka Asluubta

Date:

Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku jira diyaar garoowgii ugu dambeyay ay ugu dabaaldagayaan munaasabada Aasaska ciidanka asluubta oo ku beegan 22 fabraayo.

ciidmada ayaa wax ay soo bandhigeen  cududooda malatari waxaana ka soo qeebgalay Wasiirka Cadaalada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaaji  iyo taliyaha Ciidanka Asluubta soomaaliyeed S/Gaas Xuseen Xasan Cismaan.

Wasiirka Cadaalada iyo taliyaha ciidanka asluubta  ayaa waxaay salaan sharaf ay ka qateen cutubyo ka tirsan ciidamada asluubta soomaliyeed.

Taliyaha Ciidanka Asluubta soomaaliyeed S/Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa boogadaiyay Ciidamda isagoo sheegay in maalinta Qamiista oo ay ku beegantahay 22 fabraayo ay dhicidoonto munaasabada Aaska Ciidanka Asluubta 48 sano guuradii ka soo wareegtey markii la aas-aasay Ciidanka Asluubta.

Wasiirka Cadaalada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaaji ayaa sheegay in talabo wanagsan ay tahey in ciidamada Asluubta u diyaar garoowaan Munaasabadooda isagoo sheegay ciidanku ay waxyaabaha ay soo bandhigeen ay hor mar u tahey ciidanka asluubta

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga milatari

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Daahfuray Olole Qalliimo Wadnaha Ah Oo Loo Sameynayo 11 Carruur Ah

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray...

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga Gobolka Banaadir oo sameeyay kormeer lagu xaqiijinayo amniga Caasimadda

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed Axmed...