Faah faahin ka soo baxaysa qarxyadii ka dhacay Muqdisho(Sawirro)

Date:

Muqdisho(SONNA):–Warar goor dhow y heshey wakaaladad SONNA ayaa sheegaya  in khasaaraha dhimashada ah oo ilaa iyo haatan la xaqiijiyay uu gaarayo ilaa 10 qof.

Wariyaheena Ismaaciil Mukhtaar Cumar oo goobtaasi kusugan lana hadlay saraakiisha laamaha ammaanka ayaa sheegaya in Dadka dhintay uu kujira  Ex-Xildhibaan C/naasir Gaarane oo katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa halkasi ku sugan ciidamo katirsan laamaha ammaanka Dowladda Soomaaliya oo halkaasi ka wada howlgalo.

Waxaa weli la maqlaya jug iyo rasaas goos goos ah,waxaa laga yaabaa in khasaaraha uu intaasi ka sii bato,iyadoo ay jiraan dad dhaawacyo  soo gaaray.

Wixii soo kordha kala soco SONNA.SO

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...