Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Shir ka furtay

Date:

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cabdiraxman Ducaale ayaa maanta Muqdisho ka furay shir ay ka qayb galayaan Sagaal Wasaaradood iyo Xafiiska Xisaabiyaha guud ee Qaran.

Shirkaan oo ku saabsan hagaajinta hanaanka Maaaliyadeed ee Dalka waxaa goob joog ka ah Xisaabiyayaasha ka socda Wasaaradaha ugu shaqada badan XFS.
Xisaabiyaha guud ee Qaran Axmed Yuusuf Muumin โ€˜Siraajiโ€™ oo ka hadlay furitaanka Shirka ayaa sheegay in hada hanaanka maaliyadeed ee Dalka uu aad uga wanaagsanyahay sanado ka hor sidii uu ahaa.
Sidoo kale Wasiir Bayle oo Shirka furay ayaa ku dheeraaday ka hadalka sida loogu baahanyahay in laga fogaado musuqmaasuqa, isagoo sheegay in dhawaan la rajeynayo in isku filnaasho lagaaro.
Maalmihii ugu damneeyay Wasaaradda Maaliyaddu waxay waday shirar iyo Tababaro kor loogu qaadayo aqoonta maamulayaasha maaliyadeed ee Heyโ€™addaha Dowladda si wax isdaba marsiin looga fogaaado.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...