Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Noqday Madaxweynaha Cusub ee Galmudug

Date:

Natiiyada Horu Dhaca ah ee Doorashadii Maxweynaha galmudug ayaa sheegaysa in Wareeggii labaad ee Doorashada Madaxweynaha  Dowlad Gobolleedka Galmudug la soo  Gaba-gabeeyay iyadoo uu ku guuleystay in Galmudug  Madaxweyne ka noqdo Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ahaa xilligii doorashada ay socotay Musharrixii ugu codka Badnaa waxaa halkaas ku haray Musharrixii labaad ee la Tartamayay Axmed Shariif Cali Hilowle.

Hoolka ay ka socoto Doorashada madaxweynaha ayaa buuq hareeyay  taas oo muujineysa u dabaal degga Madaxweynaha Cusub ee galmudug.

Goordhow Waxaa Billaaban Doonta Tirinta Codadka sida ay ku dhawaqeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Wixii soo kordha halkaan kala soco

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir...