Wasiirka Warfaafinta JFS oo kulan la qaatay shaqaalaha Wasaaradda

Date:

Wasiirka Wasaaradda ย Warfaafinta ee XFS, Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda ayaa maanta kulan la xiriiray habsami u socodsiinta ย howlahaย warfaafinta la ย qaatay shaqaalaha iyo madaxda waaxyaha ee Wasaaradda.

Wasiirka Wasaaradda ย Warfaafinta ee XFS, Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa ย sheegay inuu ku faraxsan yahay in maanta Madaxdiiย Wasaaradda iyo shaqaalaha ay yeeshaan kulan wadatashi ah si loo dar-dargaliyo shaqada Wasaaradda ay u heyso Umadda Soomaalieed.

Uganbeyn Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ย ayaa shaqaalaha Wasaaradda ย ugu baaqay ย in shaqadooda ย ay dar-dargaliyaan ,isagoona balanqaaday in xuquuqdooda ay joogteen doonaan.

C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaala oo ahย  Agaasimaha Guud ee kmg Wasaaradda Warfaafinta aya ku ammaanay shaqaalaha wasaaadda howlkarnimada iyo daacadda ay u yihiin shaqadooda,isagoo xusay in saacado badan ku jiraan howlaha ay u hayaan umaada,wuxuuna ugu baaqay n ay halkaasi ka sii wqadaan adeegyada lama huraanka ah ee ay ka sugayaan dadka iyo dalka.

ย 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...