Qarax daqiiqado ka hor ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga

Date:

Wararka iminka kusoo dhacay warqabadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegayo in goor dhaw uu qarax ka dhacay agagaarka Wasaaraddaha Dhalinyaradda iyo Isboortiga iyo  Amniga.

Lama ogo qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa waxaas lasoo sheegayaa in uu ka dhacay Maqaayada ku taal kasoo horjeedka wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga.

Wixii kusoo Kordho Wararka Qarax Dib ayaan idinkaga Soo gudbin doonaa haddii Rabi idmo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr....

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS oo UK lagu soo dhaweeyey

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda...