Madaxweyne Farmaajo: “Wixii kasoo baxa shirka Dhuusamareeb waxaan la wadaagayaa Baarlamaanka”+Sawirro.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga heer Federaal...

Nuxurka khudbaddii Madaxweynaha JFS uu ka horjeediyay Golaha Shacabka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta khudbad ka horjeediyay Golaha Shacabka, isagoo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee iminka dalka uu...

Madaxweyne Famaajo oo hortagaya Golaha shacabka.

Kulanka golaha Xildhibaannada shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goordhow uu ka furmo xarunta KMG golaha shacabka ee Villa Hargeysa. Kulanka oo ah mid...

Kulanka Golaha Shacabka oo goor dhaw furmaya.

Xildhibaannada Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goordhaw kulan uga furmo xarunta KMG golaha shacabka ee Villa Hargeysa. Kulanka oo ah mid...

Golaha Shacabka oo Maanta kulmaya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta oo Sabti ah lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xaruntooda Muqdisho. Ajandaha kulanka xildhibannada ayaa ah Akhrinta Koowaad ee...

Guddoomiyayaasha labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay.

Muqdisho:-(SNTV)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi  oo...

Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay.

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa qaabilay ku xigeenka Madaxa Xafiiska Hawlgalka...

Mashruuca dhismaha biya xireen iyo ceel biyood xarigga laga jaray.”sawirro”

Xildhibaan Cabdulkaadir Carabow Ibraahim oo ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa xariga ka jaray Mashruuca dayactirka ceel biyoodka iyo Biyo Galinta Degaanka Isgoys oo...

Wafdiga guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo gaaray Magaalada Baydhabo.

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo uu qayb ka yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga...

Guddoonka Golaha Shacabka oo shaaciyay xiliga uu furmayo Kalfadhiga 6aad ee Golaha

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyahah Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu shaaciyay waqtiga uu furmi doona Kalfadhiga 6aad...