XUKUUMADDA

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle

Muqdiisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta si rasmi ah u furay Masjid cusub oo ay yeelanayso xarunta Ha’yadda Sirdoonka...

Xukuumadda oo Ansixisay Hindise Sharciyeedyada Waddooyinka Iyo Xamuulka iyo Xadaynta Cabbirka Baabuurta

Muqdisho, Khamiis, 23 May 2019 —Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadaynta cabbirka baabuurta iyo hindise sharciyeedka waddooyinka. Labada...

Meydka shahiid Xuseen Ceelaabe Faahiye oo Muqdisho lagu aasay.

Muqdisho (SNTV)- Waxaa duhurnimadii maanta oo Khamiis ah, barxadda Isbitaalka Madiina ee Muqdisho lagula dukaday Salaadda Janaasada meydka shahiid Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ka...

Xukuumadda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay gantaal loo genay dhanka Magaalada Barakeysan ee Makka Al Mukarama

Muqdisho (SNTV)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u dhaleeceyneysaa gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka Al Mukarama, waxa ayna caddaynaysaa in...

Wasiirka Maaliyadda oo sheegay inuu gabagabo marayo Tirakoob ay ku sameynayaan hantida guud ee Dowladda

Muqdisho (SNTV) Shir saxaafadeed uu Muqdisho uga qabtay Warbaahinta Wasiirka Maaaliyada Xukuumada federaalka Soomaaliya Dr abdiraxman Ducaale Beyle ayuu kaga hadlay tirakoobka Hantida ummadda, Guulaha...

Ugu Akhris Badan