XUKUUMADDA

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay hubinta iyo tirakoobka Shaqaalaha Dowladda iyo qodobba kale

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa meel mariyay natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda iyo xeer nidaamiyaha Machadka Caafimaadka...

Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka dowladda Kenya u jooga dalkeena. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamig ah ayaa maanta oo Khamiis ah u...

Soomaaliya oo xustay Maalinta Boostada Adduunka

(Muqdisho, Oktoobar 9, 2019) Dalka Soomaaliya ayaa maanta boostada caalamka la xusaya Maalinta Boostada Adduunka, iyada oo sanadkan ay ku soo aadeyso xilli Boostada...

Shir ay isugu imaadeen in ka badan 80 Wadan oo ay Soomaliya qayb ka tahay ayaa maanta ka furmay Wadan ka Swezerland” sawirro”

Shir ay isugu imaadeen in ka badan 80 Wadan oo ay Soomaliya qayb ka tahay ayaa maanta ka furmay Wadan ka Swezerland gaar ahaan...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo Khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee Qaxootiga.Sawirro”

Wasiirka arrimaha gudaha XFS Eng Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta Khudbadda Soomaaliya ka jeediyay shirka caalamiga ah ee guddiga sare ee hay'adda QM u...

Ugu Akhris Badan