XUKUUMADDA

Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ayaa dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Dalka ee uu 5-ta bishaan uu magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya,  iyadoo ay goob...

Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa Hanaanka dib u Heshiisiinta Qaranka

Muqdisho (SNTV)- Shirka wadatashiga Diyaarinta Hanaanka Qaran ee dib u Heshiisiinta ayaa diirada lagu saaraya sidii loo heli lahaa qabya qoraalka siyaasadda qaran ee...

Duqa Muqdisho oo bogaadiyay Guddiga qaban-qaabada Carwada Buugaagta Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng,Yariisoow) oo casho sharaf u sameeyey Guddiga qaban-qaabada Carwada Buugaagta Muqdisho ayaa ku...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo soo xiray Carwada Bandhigga Buugaagta Muqdisho

Muqdisho(SNTV):—Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray carwada bandhigga buugaagta Muqdisho oo lagu soo bandhigay buugaag ay leeyihiin qorayaal...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay hirgelinta heshiiyadii ganacsi ay horey u galeen

Nairobi-(SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay Maanta dhiggiisa Wasiirka ganacsiga Dalka...

Ugu Akhris Badan