XUKUUMADDA

Carwadii ugu horreysay ee isgaarsiinta iyo teknoolojiyada oo Muqdisho laga furay

Muqdisho (SNTV) - Carwadii ugu horreysay ee isgaarsiinta iyo teknoolojiyada dalka ayaa maanta ka furantay hotelka Royal Palace Hotel ee magaalada Muqdisho, taas oo...

Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay jaamacadaha Pakistan

Pakistan (SNTV)- Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Pakistan oo xaflad qalin jabin u samaysay arday dhammaysay heerka kowaad iyo kan labaad ee Jamacaadaha ku yala...

Socdaalka Madaxda dalka ee qaar kami ah gobolada dalka waa tallaabo muhiim ah oo loo baahnaa (Faallo)

Muqdisho October 16 (SNTV):-n madaxda dalka Soomaaliya ay booqdaan degmooyin ka mid ah dalka,isla markaana ay soo eegaan xaaladda nololeed ee ay ku sugan...

Wasaarada caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay inay kudadaaleyso wax u qabashada dhaawacyadii baydhabo

Muqdisho October 16 (SNTV):-Mudane Maxamed Saciid Cabdullaahi Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdu ay dadaal ku bixineyso sidii caafimaad...

Ra’iisul Wasaare Khayre: Kobaca Dhaqaalaha Soomaaliya Waxa Uu Ku Xiranyahay Kordhinta Tacabka Iyo Wax Soo Saarka Beeraha

Muqdisho October 16 (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa beeralayda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay laba jibbaaraan tacabka beeraha si...

Ugu Akhris Badan