XUKUUMADDA

Kulan Sannadeedka Golaha Wasiirrada Ee Dar-Dar Gelinta Qorshayaasha Qaranka Oo La Soo Gebagebeeyay

Muqdisho (SNTV) Golaha wasiirrada oo mudda laba maalin ah uu Muqdisho uga socday kulan sannadeedka dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka ayaa isku raacay in la xoojiyo...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo dhallinyarada ugu baaqay dib u dhiska dalka

 Muqdisho (SNTV):- Mas'uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qayb qaadanaya ololaha Barnaamijka Isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka. Agaasimaha...

Kulan Sannadeedka Golaha Wasiirrada ee Dar-dar Gelinta Qorshayaasha Qaranka Oo Furmay

 Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay kulan sannadeedka golaha wasiirada ee dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka oo looga...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta si wadajir...

Maalinta Afrika oo laga xusay Dalka Kuwait

Kuweit City-(SNTV)-Munaasabad lagu weyneynayo Maalinta Afrika ayaa lagu qabtay Magaalada Kuweit City ee Caasimadda Dalka Kuweit. Xafladda oo si weyn loosoo agaasimay ayaa waxaa ka...

Ugu Akhris Badan