XUKUUMADDA

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqasho dhiiri-gelin ah ugu tagey Ciidamo ka tirsan Booliska oo loo diyaarinayo sugidda Amniga Caasimadda.

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqasho dhiiri-gelin ah ugu tagey Ciidamo ka tirsan Booliska, kuwaa oo loo diyaarinayo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo Ka qayb galay Kulanka Golaha Guud ee Midawga Afrika

Adis-Ababa (SNTV);- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudne Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay shirka Golaha guud ee Midawga Afrika oo...

Xukuumadda FS oo soo dhoweeysay baaritaanka ay ku dhowaaqday Xeer ilaalinta guud Sacuudiga ee ku aadan dilkii Jamaal Khashoggi.

Muqdisho (SNTV);- Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweyay baaritaanka ay ku dhawaaqday Xeer ilaalinta guud...

Hogaamiyaasha Midowga Afrika oo shir muhiim ah ku leh Itoobiya

Muqdisho (SNTV)- Hogaamiyeyaasha wadamada Qaaradda Afrika ayaa shir muhiim ah uga furmayaa magaalada Adis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya, waxaana Soomaaliya uga qeybgalaya wafdi ka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

Muqdisho (SNTV)- Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Oo maalmahanba booqasho Ku Joogay Isaga Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Jamhuuriyadda Turkiga Ee Waqooyiga...

Ugu Akhris Badan