XUKUUMADDA

Wasiir Beyle oo shirguddoomiyeyay kulanka todobaad laha ah ee Barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya “SMP3”

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta guddoomiyeyay kullanka todobaad laha ah ee Barnaamijka geedi socodka deyn cafinta Soomaaliya...

Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka oo kulan la qaatay Xubno iyo mas’uuliyiin ka socday Qaar kamid ah ururada dhalinyarada ee dalka

Isniin, 19, November, 2018, Muqdisho(SNTV):- Shirkan oo ay ka qeyb galeen qaar kamid Xildhibaanada Baarlamaanka iyo ururada dhalinyarada ee ka jira dalka ayaa diiradda...

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigeysa natiijada ka soo baxday tirakoobkii shaqaalaha rayidka ee dhawaan la sameeyay

Muqdisho (SNTV);- Iyadoo dhawaan Dowlada Soomaaliya ay sameysay tirakoob lagu ogaanayey tirada iyo tayada shaqaalaha rayidka ee Soomaaliyeed ayaa guddoomiyaha Guddiga shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada XFS oo maanta kormeeray 24- Dugsi oo ay gacanta ku heyso Dowladda

Muqdisho (SNTV):- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Maxamed cali ayaa maanta kormeer ku tagay 24- Dugsi...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Dood Wadaag U Dhaxaysa Dowladda Iyo Ganacsatada Soomaaliyeed

Muqdisho  (SNTV)  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta daah-furay dood wadaag u dhaxaysa ganacsatada iyo Dowladda oo looga hadlayay...

Ugu Akhris Badan