XUKUUMADDA

Wasaaradda waxbarashada XFS oo sagootisay Ardey deeq Waxbarasho ka heshay Dalka Suudaan

Muqdisho (SNTV):- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munsaabad lagu sagootinayay 124 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Suudaan. Munaasabadda ayaa waxaa...

Wasiirka Cadaaladda oo ka warbixiyay shirka wasiirada Garsoorka Jaamacadda Carabta oo Khartuum lagu qabtay

Muqdisho November 24 (SNTV):-Shirkaan ay yeesheen Wasiirada Cadaaladda dowladaha Jaamacadda Carabta oo ah mid sanadle ah ayaa ka qabsoomay sanadkaan Magaalada Khartuum ee dalka...

Xukuumadda Soomaaliya oo dib u soo celineyso shruucdii wax barashada

Muqdisho (SNTV)- Wasaradda Waxbrashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa sheegtay in Wasaaradda ay ka shaqeyneyso sidii ardeyda Soomaaliyed ay u heli lahaayeen...

shirka Bandhiga Shirkadaha Ganacsiga Qalabka Dhismaha ee Turkiga iyo Carabta oo ka furmay Istanbul

Muqdisho (SNTV)- Waxaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga ka furmay maanta shirka Bandhiga Shirkadaha Ganacsiga Qalabka Dhismaha ee Turkiga iyo Carabta oo ay soo...

Wasiirka Boostada oo soo dhoweeyay Qaraarkii Ururka ITU ee Soomaaliya+Sawirro

Muqdisho, Nofembar 22, 2018 Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo dhoweeyay go’aanka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga (ITU) uu ku ansixiyay laba qaraar oo mid...

Ugu Akhris Badan