XUKUUMADDA

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo Booqday Xarunta Farsamada Gacanta lagu barto ee magaaladda Cape town

Cape Town (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo Safar shaqo ku jooga dalka South Africa ayaa maanta booqday...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Dhismaha Waddooyinka Jowhar Iyo Afgooye

Muqdisho(SNTV):--Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay mashruuca dhismaha waddooyinka isku xira Muqdisho iyo magaalooyinka Jowhar iyo Afgooye...

Wasiiru dowlaha arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Ohio

Columbus Ohio (SNTV):- Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdiqaadir  Sheikh Ahmed oo soo gaaray magaalada Columbus Ohio ayaa kulan soo dhoweyn ah la qaatay...

Dowladda Soomaaliya oo ka Jawaabtay hadalkii ka soo baxay Kenya

Muqdisho (SNTV):- Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya waxay caddeyneysaa: 1. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed u xaqiijineysaa...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo wadatashi ku saabsan Qorshaha horumarinta Qaranka 9-aad la yeelatay Maamulka Jubbaland

Kismaayo (SNTV):- Wasaaradda Qosheynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadatashi ku saabsan wareegga koowaad ee Qorshaha horumarinta Qaranka Sagaalaad la yeelatay Hay”daha Sharci dajinta iyo...

Ugu Akhris Badan