XUKUUMADDA

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan miro dhal ah la qaatay Wakiilka sare ee Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Dibadda

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaare Hassan Ali Khaire ayaa Maanta kulan miro dhal ah la qaatay wakiilka Sare ee arrimaha dibadda iyo siyaasadda amniga Midowga Yurub,...

Wasiirka Maareynta musiibooyinka Soomaaliya oo Geneva kaga qeybgalay shirka yareynta Khataraha masiibooyinka,

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiiiboyinka ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Geneva uga qeyb galaya markii ugu horeysay shirka...

Farriinta Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta ee Maalinta Isgaarsiinta Adduunka

Muqdisho, 17 May 2019 Waxa aan ku faraxsanahay in aan bahda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyo maalintan qiimaha badan ee Maalinta Isgaarsiinta &...

Dowladda Soomaaliya oo go’aan ka soo saartay Dhoofinta Dhuxusha

Muqdisho (SNTV)–Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War saxaafadeedku waxa uu u qoraa...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wakiilka cusub ee Hey’adda UNICEF u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)– Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa shalay  qaabilay xafiiskiisa Wakiilka cusub ee Hey’adda Qaramada Midoobey ee...

Ugu Akhris Badan