Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh” Dowladda waxay shaqaalaysiin doontaa 10 kun oo macallin si loo daboolo baahiyaha waxbarasho”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan sheekh Maxamuud ayaa balanqaadadiisii ololaha doorashada waxa ka mid ahaa kor u qaadida waxbarashada dalka iyo in...

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo xubin ka noqday ururka xoghayeyaasha guud ee baarlamaanada adduunka

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo xubin ka noqday ururka xoghayeyaasha guud ee baarlamaanada adduunka. Xoghayaha guud ee Aqalka Sare Soomaaliya Cabdinaasir Ibraahim Guuleed ayaa ka qeyb...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray caasimadda dalka Eritrea ee Asmara

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta ka degay caasimadda dalka Eritrea ee Asmara halkaas oo uu si...

Wafdi uu hoggaaminayo Agasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo Gaaray Magaalada Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Agasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS Dr Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furmayo shirka...

Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo la kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta

Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Kulanka...

Ugu Akhris Badan