Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdicasiis. Amiir...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo garoonka Aadan Cade kusoo dhaweeyay Ciidamo ka tirsan daraawiishta Boliiska oo tababar ku soo qaatay dalka Jabuuti

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Saraakiil kale ayaa Garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ciidamo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta dhagax dhigay cusbitaal laga hirgalinayo magaalada Moqokori

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta dhagax dhigay cusbitaal laga hirgalinayo magaalada...

Taliyaha Booliska Federaalka oo soo dhaweeyay ciidan tabbbar ka yimid

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa garoonka Aadan Cade kusoo dhaweeyay Ciidamo ka tirsan daraawiishta Boliiska oo tababar ku soo qaatay dalka Jabuuti. https://www.youtube.com/embed/aU38IZ5R5gY

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo Maanta Safar dhanka Dhulka ah ku tagay Degmada Moqokori

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladd Goboleedka Hiirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta si diiran...

Ugu Akhris Badan