Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo abaalmarinno guddoonsiiyay muwaaddiniin Khawaarijta si Geesinimo leh ula dagaalamay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Mudan Saalax Axmed Jamaac iyo xubno ka tirsan...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xussen ayaa gaaray Magalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan

Wafdi Balaaran uuu horkacayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xussen ayaa gaaray Magalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu soo dhaweeyay.

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay shabakad ka tirsan Khawaarijta oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda

Ciidammada ayaa gacanta ku dhigay jaakado ay ku xiran yihiin waxyaabaha qarxa oo la doonayay in la galiyo gudaha Beerta Nabadda iyo Mooto Bajaaj...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka 17jirada oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Ciyaartoyda Xulka Qaranka 17jirada oo ka soo qeyb galay Tartanka Koobka 17 jirada Qaramada Afrika {AFCONU17} oo lagu qabtay dalka Algeria, waxaana si weyn...

Sirdoonka Qaranka oo Fashiliyay weerar loo diyaariyay Beerta Nabadda.

6-dii Bishan May Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay shabakad ka tirsan Khawaarijta oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda ee...

Ugu Akhris Badan