Wararka

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo maanta la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaliya Tiina Intelmann.

Muqdisho June 07, 2022- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga Caleemasaarka Madaxweyne Hassan sheikh.

Muqdisho-Juun-7-6-2022:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida Amniga Caasimada...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud ooo maanta Kormeer ku tagay Wasaaradda Gaashaandhiga.

Muqdisho-Juun-7-7-2022:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga, si uu ugu kuurgalo hannaanka shaqo ee Wasaaradda...

SAWIRO:-Maxkamada Gobolka Baay oo Maanta fagaaro ku toogatay Nin Haweeneey dilay.

Muqdisho-Juun-7-6-2022: Maxkamadda Gobalka Baay Ayaa maanta Goob fagaaro ah Dil toogasho ah kula fulisay Eedeysane Maxamed Xasan Maxamed Aadan kadib markii lagu helay in...

Madax kala duwan oo isagu jiro madaxweynayaal ,Ra’isul wasaarayaal kuwaasi oo ka qeyb-geli doono caleema saaraka madaxweyne Hassan Sheekh oo muqdisho soo gaaraya..

MUQDISHO-JUUN-2022-:7 bisha Juun  oo ku beegan maanta Talaado ah ayaa la filayaa in magaalada muqdisho ay soo gaareen madax kala duwan oo isagu jiro...

Ugu Akhris Badan