Hey'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA iyo Hay,adda Gift of the givers ayaa gargaarkaan gaarsiiyey kaamamka barakacayaasha ee Ramaas, Damalay iyo Baryo-samo ee degmada...
Bayaan ka soo baxay Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu bogaadiyey howlgal ciidamada xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo ciidanka kacdoonka ee dib u xoreynta...