Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo shir Guddoomiyey shir looga hadlayo dardargelinta hawlaha hortabinta u leh Xukuumadda Dan Qaran

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac oo shir guddoomiyey shir looga hadlayo dardargelinta hawlaha hortabinta u leh Xukuumadda Dan Qaran...

Guddiga Gaadiidka Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Guddiga Gaadiidka, Garoommada, Dekedaha, Hawlaha Guud iyo Tamarta ee Golaha Shacabka BJFS oo gudanaya waajibaadkiisa uu u xilsaaranyahay ayaa maanta Xafiiska Guddiga ugu yeeray...

Booliska Galmudog oobaadi goobayo dableey hubeysan oo dad shacab ku laayay wadada u deegaanka kaxandhaale

Ciidanka Booliiska Gobalka Mudug ayaa maalintii labaad ka wada deegaano ka tirsan Gobalka Mudug howlgallo lagu baadi goobayo dableey hubeysan oo dad shacab ku...

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo kulan la qaatay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Adan ayaa kulan mira-dhal ah la yeeshay ku xigeenka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Waraaqaha aqoonsiga danjirenino ka guddoomay Safiirada dalalka France, Nederland iyo Slovakia

Muqdisho, Jannaayor 14, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands ...

Ugu Akhris Badan