Wararka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo qaabilay ergayga gaarka ah ee dowladda Finlad u qaabilsan arrimaha nabadaynta Geeska Afrika

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee dowladda Finlad u qaabilsan arrimaha nabadaynta Geeska...

Galmudug oo war ka soo saartay qabashada Magaalada xaradheere

Dowladd Goboleedka  Galmudug  ayaa bogaadisay howlgalka Ciidanka Xoogga Dalka, iyo ciidanka kacdoonka shacabka ay ku xoreeyeen deegaanada Bariga Galgaduud oo ay ugu horreyso Degmada...

[SAWIRRO] Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo...

[DAAWO] Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka oo maanta gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug

Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa hadda gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, kooxda khawaarijta ayaa isaga carartay degmadaas. Ciidanka ayaa...

Burcadkii ugu weynaa Talyaaniga oo gacanta lagu dhigay

Burcadkii ugu weynaa Talyaaniga ee sida weyn loo doon-doonayay ayaa lagu xiray jasiiradda Sicily kadib 30 sano oo lagu raad joogya. Matteo Messina Denaro ayaa...

Ugu Akhris Badan