Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo golaha wasiirada faray in la joojiyo shirarka muhiimka ah ee dibadda lagu qabto.

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta guddoomiyey shirka golaha Wasiirada ayaa faray golaha in la joojiyo shirarka dalka dibaddiisa lagu qabto intii laga...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Isbitaalka Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda Imaaraatka Carabta ku booqday qaar kamid ah dhaawacyadii ugu cuslaa ee Qaraxii Zoobe 2

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS iyo wafdigiisa ayaa booqday Isbitaalka Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda Imaaraatka Carabta, halkaas oo lagu dabiibayo qaar kamid ah dhaawacyadii...

[SAWIRO]Madaxweynaha Jubbaland Iyo Safiirka Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya oo kawada hadlay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada

Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaan ayaa Maanta  kulan la qaatay Safiirka Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya Mr. Larry André. Madaxweynaha iyo Safirka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Shir guddoominaya Shirka Golaha wasiirada XFS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Shir guddoominaya Shirka Golaha wasiirada XFS. Shirkaan  oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Qaranka ayaa  looga hadlayo xaaladdaha ...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo kulan la qaatay madaxda Ururada Bulshada Rayidka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan horumarrinta bulshada la qaatay madaxda...

Ugu Akhris Badan