Wararka

Raisulwasaare Hamse Abdi Bare oo maanta qaabilay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho-17-7-2022:Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Alberto Vecchi, waxayna ka wada hadleen...

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA JAMHUURIYADDA JABUUTI ISMAACIIL CUMAR GEELLE OO KULAN YEESHAY

Muqdisho,Luulyo 17, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo...

Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Muqdisho-17-7-2022:Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay gudaha magaaladda Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhaxe, gaar ahaan hotel lagu magacaabo Nuur doob oo inta...

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyaha cusub ee saldhiga Burtinle iyo taliyihii hore ee saldhigaas

Muqdisho,17July 2022: Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud oo xilalkii u kala wareejiyay taliyaha cusub ee saldhiga Burtinle iyo taliyihii hore...

Madaxweynaha Jamuuriyada Jabouti oo Billad Sharafta ugu sarraysa dalkaasi guddoonsiiyey Xalay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud .

Muqdisho-Luulyo 17 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa caawa ka qeybgalay casho sharaf si heersare ah loo soo...

Ugu Akhris Badan