Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo qaabilay wafdi ka socda Gobolka Bakool

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socda Gobolka Bakool oo magaalada Baydhaba u...

[DAAWO] Hey’adda Mareynta Masiiboyinka oo Kismaayo ka dhagax-dhigtay dhismaha xarunta gurmadka deg degga ah

Gudoomiyaha Hay’adda maareynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Abdulle oo Maalintii Shalay Aheed Gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbland ayaa maanta isaga iyo...

[DAAWO+SAWIRRO] Xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad iyo Senator Cabdi Qeybdiid oo Wisil u tegay dardar gelinta dagaalka Khawaarijta.

Xildhibaano katirsan JFS labadiisa Aqal ayaa maanta lagu dhaweeyay Magaalada Wisil ee koonfurta Gobolka mudug  ee Maamulka Galmudug. Senator Cabdi Xasan Caawale  Qeybdiid iyo Xildhibaan...

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ee Soomaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Mudane Ahmed Jumah...

Waxgaradka iyo Bulshada Magaalada  Gaalkacyo oo sheegay in xiligaan loo baahan yahay in ahmiyad la siiyo howlgallada la dagaalanka Argagixisada Khawaarijta

Waxgaradka iyo Bulshada Magaalada  Gaalkacyo oo sheegay in xiligaan loo baahan yahay in ahmiyad la siiyo howlgallada la dagaalanka Argagixisada Khawaarijta Al-shabaab. Si kastaba odayaasha...

Ugu Akhris Badan