Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee Guddiga Joogtada oo looga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa booqday xarunta Gaadiidka Ciidanka Boliiska

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed General Sulub Axmed Firin ayaa booqday xarunta Gaadiidka...

Ciidamada Israa’iil ayaa dilay qof Falastiini, afar kalena ku dhaawacay Daanta Galbeed ee la haysto

Ciidamada Israa’iil ayaa toogasho ku dilay qof Falastiini ah kuna dhaawacay ugu yaraan afar kale , oo labo kale ay xaaladoodu halis tahay – magaalada...

Maxkamadeynta Masuuliyiin ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne

Maxkamadeynta Masuuliyiin ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne ayaa saaka ka bilaabaneysa Maxkamadda gobolka Banaadir. Warbaahinta Qaranka ayaad si toos ah ugala socon doontaan Maxkamadeynta.

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqey in lala dagaalamo musuqmaasuqa, loona hoggaansamo sharciga. 2-Kulankii wadatashiga ee madaxda Dowladda...

Ugu Akhris Badan