Wararka

Masuuliyiin katirsan Mudug oo maanta Xariga ka jaray Xafiiska Qeybta Barakacyaasha iyo  Samafalka Gobalka Mudug

Xoghayaha Guud ee Gobalka Mudug ahna ku simaha Guddoomiyaha Gobalka Maxamed Cali Qoobcad oo ay wehliyeen masuuliyiin ka socotay  Wasaarada Gar gaarka iyo maareeynta...

[DAAWO] Soomaaliya oo ku biireysa ururka Bulshada Bariga Afrika

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ururka Bulshada bariga Africa Cabdisalaan ayaa sheegtay in Sanadkaan gudahiis Soomaliya ay kamid noqon doonto is...

Israa’iil: “Dhamaadka sannadkan waxaa la dhamaystirayaa xidhiidhka diblomaasi ee aan la leenahay ee Sudan”

Wasiirka arrimaha debedda ee Israa'iil ayaa sheegay inuu rajaynayo in la dhamaystiro xidhiidhka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Sudan iyo Israa'iil, dhammaadka sannadkan, xilli uu...

[DAAWO ] Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo sheegay in Musuq-maasuqa uusan ka jirin kaliya dowladda dhexdeeda balse uu ka jiro meelkasta

Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Musuq-maasuqa uusan ka jirin kaliya dowladda dhexdeeda balse uu ka jiro meelkasta loona baahan yahay si-wadajir...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo magaalada Baydhaba u gaaray dhammeystirka wada-hallada Shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed

Baydhabo, Febaraayo 03, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka...

Ugu Akhris Badan