Wararka

Madaxweynaha Eritrea oo Mareykanka ku eedeeyay inuu taageerayay TPLF

Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa dowladda Mareykanka ku eedeeyay inay taageereen fallaagadda Tigray ee qaybta ka ahayd collaadii muddada labada sanada ahayd ka socotay...

[DAAWO] Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray saladhiga booliska degaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta  xariga ka jaray Saladhiga  Booliska Magaaladda Huurshe oo Lagu dhisay Isku tashi Bulsho. Madaxweynaha ayaa...

Madaxweyne Guudlawe oo kulan soodhaweyn ah loogu sameeyey Dalka Kenya

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  xalay ka qeybgalay munaasabad soo dhoweyn iyo casho sharaf ay u sameeyeen Soomaalida ku nool...

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha XFS oo magaalada Dubai kaga qayb-galaya Shirweyne Caalami ah oo looga hadlayo kobcinta awoodda dhallinyarada

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta kaga...

Tirada Dhimashada Dhulgariirada Turkiga iyo Suuriya oo kor u kacay iyo Madax katirsan Carabta oo ku qulqulaya dalka Turkiga

Tirada dadka la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhulgariirrada labada dal ee Turkiga iyo Suuriya ayaa kor u dhaaftay saddex iyo soddon kun oo qof.Iyada...

Ugu Akhris Badan