Wararka

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo kulamo iyo Shirar kala gooni gooni ah kawada Dalka Talyaaniga

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aaden ayaa magaalada Roma ee dalka Talyaaniga kula kulmay madaxda...

Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo deeq xoolo ah oo ciidanka loogu talagalay kala wareegay waxgaradka mid kamid ah beelaha dega Xarardheere

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta deeq xoolo ah oo ciidanka loogu talagalay wuxuu kala wareegay waxgaradka mid...

Kooxda Taliban-ta Pakistan oo sheegatay weerar lagu qaaday xarunta booliska Karachi

Koox dabley ah oo ku hubeysan hubka darandooriga u dhaca iyo bambooyin ayaa weerar ku qaaday xarunta booliska ee magaalada Karachi ee ugu weyn...

Maxkamadda Ciidamada oo Saakay Dil toogasho ah ku fulisay Askar Dad shacab ah dilay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybtayda Darajada Koobaad  ayaa Maanta  Xukun Toogasho ah ku fulisay Qaasim Ducaalle Cabdi & Xasan Juulle Shaakir oo 10kii Janaayo...

[DAAWO] Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dalka Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb galayo meertada...

Ugu Akhris Badan