Wararka

16-sano Guurada Galmudug Oo Lagu Qabtay Muqdisho (SAWIRO).

Munaasabad Lagu Xusayay 16 Sano Guurada Galmudug Kasoo Wareegtay Markii La Aasaasay Ayaa Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabadda Oo ay soo Abaabuleen Galinyarada Galmudug...

Ciidamada Amniga deegaanka Buursaalax ee Puntland oo gacanta ku dhigay ninkii ugu saareeyey kooxaha deeganada maamulkaas galiya waxyabaha maanka dooriya

Taliska ciidanka Booliska Degaanka Bursaalax ee Gobolka Mudug dhanka maamulka Puntland  ayaa ka warbxiyey hawl-galo ay ku soo qabteen maandooriyaha khamriga iyo kooxihii watay. Ciidamada...

[DHAGEYSO] Dab ka kacay magaalada Jigjiga oo  la sheegay iney ku dhinteen 4 carruur oo hal qoys ah.

Dabkaan oo ka kacay xaafad kamid ah magaalada Jigjiga, ayaa ka kacay xaafad ay ka soctay xaflad aroos oo xalay halkaasi ka dhaceysay. afarta carruurta...

Ciidanka isku dhafka Xasilinta booliiska Gobalka Mudug oo lagu wareejiyey laba gaari oo ah nuuca dagaalka

Masuuliyiin ka tirsan dowladd gobaleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta si wadajir ah ugu wareejiyay labo gaari Ciidanka isku dhafka Xasilinta booliiska Gobalka kuwaas...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilalka u kala wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Wasiirkii hore

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga XFS Xildhibaan Jibriil Abdirashiid Xaaji, Wasiiru-dawlaha cusub Md. Abdisalaan Shariif Xuseen iyo Wasiir ku xigeenka cusub Md. Osman Mohamed...

Ugu Akhris Badan