Wararka

Madaxweyne Qoor-Qoor oo Xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug

Madaxweynaha Maamulka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug. Madaxweynaha waxaa xarigg jarka ku...

Guddoomiyaha Hey’adda Maaraynta Musiibooyinka oo la kulmay Guddiga Qaran ee Gurmadka Shacabka  Walaalaha nahay Turkiga

GuddoomiyahaHey’adda  Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed  Mudane Maxamud Macallin ayaa maanta ka qayb galay kulan ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Shacabka  Walaalaha nahay Turkiga...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dalkooda maalgashadaan

Muqdisho, Feberaayo 21, 2023; Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha...

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani aadanimada oo ka qeyb galay Madasha Caalamiga ah ee Gargaarka Bani’aadannimada ee Riyad

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrimaha Bani aadanimada Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa Magaalada Riyad ee dalka sacuudiga uga qeyb...

Ugu Akhris Badan