Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay la taliye cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul...

Washington: Iskaashiga difaaca ee Pyongyang iyo Moscow waxuu ka hor imanayaa Qaraaradii Qaramada Midoobay

Mareykanka ayaa galinkii danbe ee shalay ku dhawaaqay in heshiiska hubka ee ay gaareen Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi, uu xad gudub ku yahay go’aannadii...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay deegaanno u dhexeeya Hiiraan iyo Galgaduud

Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad  ee Cali Binu Daalib ayaa howgallo ballaaran ka sameeyay tuulooyinka Ceel gorof , Ceel boorre iyo...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo u fariisatay dacwad ka dhan ah Askari horay u dilay muwaaddin Kenyaan ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwad ka dhan ah, Xasan Cabdiraxmaan Indha-yare oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, kaas oo...

Guddoomiyaha Haya’adda Maaraynta Masiibooyinka oo Xafiiska ku qaabilay Madaxa Haya’adda Bisha Cas ee Turkiye

Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Maxmaud Macallin ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SODMA kula kulmay Madaxa Hay’adda Bisha Cas – Turkey ee Dalka Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan