Wararka

Gudddiga Dib u eegista iyo La socodka Hirgelinta Dastuurka oo kulmay

Gudddiga Dib u eegista iyo La socodka Hirgelinta Dastuurka, ayaa labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka shaqeynayey dejinta iyo qorista habraac u gaar ah...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo furay shir looga hadlayo horumarinta Biyaha Soomaaliya

Shirka oo ay ka soo qaybgaleen madax ka socota hey’adaha dowladda iyo Beesha Caalamka, ayaa diiradda lagu saaray hannaanka horumarinta Biyaha Soomaaliya, si looga...

Golaha Shacabka BFS oo Maanta Meel Mariyey Hindise Sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaaan galinta dadweynaha.

Kusimaha guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Marwo Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar ayaa shir guddoomisay Kalfdhiga 2aad...

Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta tababar u soo xirtay shaqaale katirsan Xarunta Howlgallada Gurmadka Degdega (NOEC) qaybta Cafimaadka Ee Hey’adda...

Hey'adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta tababar u soo xirtay shaqaale katirsan Xarunta Howlgallada Gurmadka Degdega (NOEC) qaybta Cafimaadka Ee Hey'adda...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Bandhiga Carwada Warshadaha Soomaaliyeed oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Bandhiga Carwada Warshadaha Soomaaliyeed oo maanta ka furmay...

Ugu Akhris Badan