Wararka

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Xarardheere

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane, Axmed Macallin Fiqi oo maalmahan howlo shaqo ujoogay Galmudug ayaa isaga iyo wafdi uu...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray furimaha dagaalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kormeeray furimaha dagaalka, halkaas oo uu ka socdo abaabuka guluf culus oo lagu cirib tirayo khawaarijta. Madaxweyne...

Guddiga difaaca ee golaha Shacabka oo ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Guddiga difaaca ee golaha Shacabka BFS ayaa bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta, wuxuuna shacabka ugu baaqay in ay garab istaagaan...

R/W ku xigeenka XFS oo daah-furay shir ku saabsan Isku-duwidda deeqaha

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-beene ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay Qaab-dhismeedka Guddiyadda Tiirarka, Hab-raaca Cusub ee Wadashaqeynta...

Hay’adda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabanaysa Shirwaynaha 2-aad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka

Hay’adda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed ayaa qaban qaabo xooggan ugu jirta qabsashada  Shirwaynaha 2-aad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka, shirkaas oo ay hay’addu qabanayso sanadkii 2-aaD, wuxuuna...

Ugu Akhris Badan