Wararka

Diyaaradda Fly Dubai ayaa maanta si rasmi ah u bilowday Duulimaad toos ah oo Dubai Muqdisho ah

Duulimaadyada Fly Dubai ayaa la ballaarin doonaa 1-da bisha June ee sanadkaan waxaana ay duulimaadyo ku tagi doontaa Magaalooyinka Muqdisho, Hargeisa, Alexandria, Asmara, Dar...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka oo maanta Muqdisho kula kulmay wafdi sare oo ka socday hey’adda hormarinta Sweden

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka oo maanta la kulmay Wafdi  sare oo ka socday Hay'adda horumarinta caalamiga ah ee Sweden, Swedish international Development Agency...

Gudoomiye sheekh Aadan oo shir gudoomiyey kalfadhiga labaad kulankiisa 27-aad ee golaha shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 27-aad oo ajandihiisu ahaa: 1-Akhrinta...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Nairobi uga qeybgalay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Gees Afrika

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka 15-aad ee Wasiirada Maaliyadda...

Ra’iisul wasaare xamse “gabdhaha Soomaaliyeed waa kuwa ugu kartida badan “

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kaga qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso ayaa ku...

Ugu Akhris Badan