Wararka

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiis hormarineed

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faraax (Beenebeene) iyo iyo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Biixi Iimaan...

Muungaab : In Dowladnimada guulaysato cadowgana laga adkaado waa danta cid kasta

Guddoomiyehii hore ee gobolka Banaadir,Dr, Xasan Maxamed Xuseen {Muungaab) ayaa bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo goobaha laga saaray oo...

Hoggaamiyaha Xisbullah oo diiday in wax laga beddelo xeerarka la macaamilka Israa’iil

Hoggaamiyaha Ururka Xisbullah ee dalkasi Lubnaan Xasan Nasrullah, ayaa diiday in wax isbeddel ah lagu sameeyo Qawaniinta ay kuwa macaamilaan Ururkiisa iyo Israa’iil. Xasan Nasrullah,...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo kulan la qaatay Culimada Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo uu weheliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa maanta kulan...

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo Golaha Shacabka ee BJFS u gudbisay Xisaab -xirka Dowladda ee sanadk 2022-ka

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u gudbisay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xisaab -xirka Dowladda ee sanadka 2022 – ka. Wasiir Ku-xigeenka...

Ugu Akhris Badan