Wararka

Ra’iisulwasaaraha XFS oo u mahad celiyay intii kasoo shaqaysay meel marinta Hindise sharciyeedyadii uu meel mariyay labada gole ee BFS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaannada meel marinta iyo saxiixa hindise sharciyeedyada...

MADAXWEYNE XASAN OO SAXIIXAY 8 SHARRCI OO ANSIXIYEEN BFS

Muqdisho, Maarso 20, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay...

Dowladda Soomaaliya oo Dhallinyaro laga soo daayay Xabsiyada Libya ku soo celisay dalka. {Sawirro}

Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda Caruurta ee JFS, Wasaaradda Arrimaha Dibedda Iyo Hay’adda IOM Oo Garoonka Diyaaradaha Ku soo Dhoweeyay 11...

Kulanka Shiinaha iyo Ruushka ma keeni doonaa xal laga gaaro dagaalka Ukraine?

Madaxweynaha Dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa lagu wadaa in safar xambaarsan saaxiibtinimo, iskaashi iyo nabad uu ku tago Magaalada Moscow,kadib markii dhowaan Beijing ay...

Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka wada hadlay la dagaallanka Khawaarijta.

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi kaga qayb-galaya shirka...

Ugu Akhris Badan