Wararka

[DAAWO] Maamulka Gobolka Banaadir oo si rasmi ah u daahfuray tartanka kubada cagta degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Banaadir

Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed  Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa si rasmi ah u daahfuray...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta guddoomiyey Kulan ay yesheen Golaha Shcabka

Muqdisho, Febraayo ,20,2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 21-aad oo...

Wasiir Fiqi oo booqday Xarunta Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ( SODMA)

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Md. Ahmed Moallim Fiqi ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed( SODMA) oo ka...

Ugu Akhris Badan