Wararka

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS oo Caawa Kormeeray Hoolka Berri lagu qabanaayo doorashada kursiga Hop# 086

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan Baarlamaanka 11aadiyo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Gen Sulub Ahmed Firin  ayaa kormeer wadajir ah ku sameeyay Hoolka lagu...

Taliyaha Guutada 4-aad, qeybta 27-aad oo gaaray deegaano Hoosyimada Degmada Aadan yabaal

Taliyaha Guutada 4-aad, qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Kornayl Saneey Cabdulle Gaab iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Aadan-Yabaal ayaa kormeeray tuulada Boos-Caduur...

Guddoomiye Sheekh Aadan madoobe oo Gaaray magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay  gaaray magaalada Baqdaad ee caasimada...

[DAAWO] Maamulka Hobyo oo Saldhig Boolis ka dhagaxdhigay Deegaanka Xiinbarwaaqo

Guddoomiyaha degmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdulle iyo guddoomiye ku xigeenka degmadaas Muqtaar Cabdullaahi Maxamed ayaa maantay socdaal shaqo ku tagay degaanka Xin-barwaaqo, waxaana halkaas...

30 katirsan maleeshiyaadka kooxda khawaarijta Al-shabaab oo Maanta lagu dilay Gobolka Mudug

KHAMIIS 23-02-2023: Ku dhawaad 30 maleeshiyaad ka tirsan kooxda khawaarijta ah ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidamada xoogga, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo xaq...

Ugu Akhris Badan