Wararka

kulan ka dhacay dalka Qadar oo looga hadlay iskaashiga iyo wadashaqeynta labada Baarlamaan

Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa kulan miradhal ah la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Qatar Marwo Xamda Bintu...

Khawaarijta oo qarax Miino ku laysay dad Shacab ah deegaanka Ceel-lahelay

-Haweeney iyo labo Carruur ah ayaa ku geeryooday Qarax Miino oo maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku qariyeen guri ay ku noolaayeen oo ku yaalla...

Guddoomiyaha D/Kaxda “Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle waxay heystaan fursad weyn oo ah in Madaxwaynihii dalka uu furimaha dagaalka kula jiro”.

Guddoomiyaha Degmada Kaxda  ee Gobolka Banaadir oo ka qayb galayay Barnaamijka Raad-raac oo ka baxa Telefishinka Qaranka C/laahi Sheekh ayaa sheegay in Khawaarijta ay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo kulan la yeeshay Madaxweynihii Hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynihii Hore...

Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay horumarinta maal gashiga dalka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xasan Shire oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Mudane Muuse...

Ugu Akhris Badan