Wararka

Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga Gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta Dabdamiska iyo xarunta Degmada Hodan

Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed  Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kormeer isla xisaabtan shaqa oo la xariira Amniga, Garsoorka, ka...

[DAAWO] Dowladda Soomaaliyeed oo ku dhawaaqday in si guud loo Cuuryaamiyay hanaankii Maaliyadeed ee Khawaarijta.

Dagaalka ay iclaamisay Dawladda  Federaalka Soomaaliya bartamihii sannadkii la soo dhaafey, ayaa waxaa uu ka koobnaa saddex weji oo loogu talagaley in dalka looga...

Ciidanka Booliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay nin dilay imaam Masaajid

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Warta nabadda ayaa saaka gacanta ku soo dhigay nin lagu eedeeyay in uu dil ugaystay imaamka masaajid ku yaala deegaanka...

Isxaaq Cabdiraxmaan Maxamed oo muddo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay qeybta 60-aad ee ciidanka

Isxaaq Cabdiraxmaan Maxamed oo muddo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka, ninkaan ayaa sheegay inuu kasoo...

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo Afar Diyaarad oo wada Shixnad mucaawino ah u dirtay Magaalada Baardheere

Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta markale Diyaarado wada shixnad mucaawino ah u dirtay Magaalada Baardheere oo dhawaan uu ku fatahay wabiga...

Ugu Akhris Badan