Wararka

Wasiirka arrimaha dibadda oo New York kula kulmay dhiggiisa dalka Baxrayn

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta oo Talaado ah kula kulmay magaalada New York dhiggiisa dalka Baxrayn...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madax ka tirsan Dowladda Maraykanka 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada New York Madaxa Arrimaha Siyaasadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Hay’adda King Salmaan iyo Maxaasin Foundation oo qoysas danyar ah ugu qeybiyeen deeq Timir ah

Hay’adda Gargaarka iyo Arrimaha Bani’aadannimada ee King Salmaan ayaa maanta deeq gargaar ah oo timir ah u qeybisay qoysas danyar ah oo ku nool...

Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee hey’adda Care

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee hey’adda Care International, Mr...

Dowladda oo dalka kusoo celisay muwaadiniin laga soo daayay xabsiyada Libya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 173 muwaadiniin ah, kuwaas oo laga soo daayay xabsiyada dalka Libya. Diyaaradda sidday muwaadiniinta la soo...

Ugu Akhris Badan