Wararka

Magaalada Nirobi oo lagu soo gabagabeeyay shir la xiriiray dib u dhiska magaalooyinka dalka “SAWIRRO’

Shir looga hadlaayey dib u dhiska magaalooyinka waaweyn ee dalka oo ay ka qeybgaleen Dowlad Govoledyada iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo gabagabeeyay...

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ku howlan wax u qabashada ardaydii ka soo cararay Suudaan

Agaasimaha Tacliinta Sare ee XFS Ismaacil Yuusuf  Cismaan ayaa sheegay in Dowladda ay ka go’an tahay qorsheynta sidii waxbarashadooda ay u sii wadan lahaayeen...

Shirka wadamada G-7 oo maanta ka furmaya dalka Jabaan

Japan ayaa martigelinaysa shir madaxeedka G7 ee ka dhacaya magaalada Hiroshima ee dalkaasi,halkaasi oo ay isugu tageen hoggaamiyeyaasha Canada, France, Germany, Italy, United Kingdom...

Masaajid kuyaalla dalka Mareykanka oo dab la qabadsiiyay

Waxaa sii kordhaya weerarada islaam nacaybka ku saleysan ee lagu qaadayo goobaha cibaadada, gaar ahaan masaajidada muslimiinta ay ku leeyihiin dalka Mareykanka , kuwaasi...

Maxaa suurta geliyay isbeddelka caasimadda iyo ka hortaggga weeraradii Khawaarijta? (Warbixin).

Weeraradii ay argagixisadu ka geysan jirtay Muqdisho oo bilihii la soo dhaafay aad u yaraaday, ma ahayn howl aad u sahlan oo iska timid,...

Ugu Akhris Badan