Wararka

Askar Maraykan ah oo ay waxyeello ka soo gartay shil diyaaradeed

Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay in 22 Askari oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ku dhaawacmay shil diyaaradeed oo ka dhacay waqooyiga Suuriya...

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay shacabka ku dhaqan Afmadow

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar Beni’aadannimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-madow ee gobolka Jubbada hoose. Gargaarkan ayaa loogu talagalay dadka abaaraha ay ku saameesay...

Wasiirka Amniga XFS oo kulan la qaatay Danjire Souef Mohamed El-Amine

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Khaarijiyay Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta ( Warbixin)

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwooda sida gaarka ah u tababaran ee DANAB, ayaa muddooyinkii u dambeeyay waxay howlgallo kala duwan ka sameeyeen deegaanno ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti ugu qeyb galaya shir madaxeedka IGAD

Shir madaxeedka Meertada 14-aad ee Urur goboleedka IGAD oo sannadkan diirradda lagu saari doono arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nabadda, amniga...

Ugu Akhris Badan