Wasiirka Amniga XFS oo kulan la qaatay Danjire Souef Mohamed El-Amine

Date:

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga Africa ahna Madaxa ATMIS, Danjire Souef Mohamed El-Amine.

Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Danjire Souef Mohamed El-Amine ayaa ka wada hadlay xoojinta wada shaqaynta, taageerada joogtada ah iyo tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed inta lagu jiro marxaladda kala guurka ah ee ATMIS.

โ€œWaxaan u kuur-galnay arrinta amniga Muqdisho, kaas oo looga gol-leeyahay in kor loogu qaado ammaanka guud ee magaalada Muqdishoโ€ ayuu yiri Wasiirka Amniga XFS Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe).

Muqdisho-Somalia

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...